Daawo Sheekh Adan Siiro oo Runta U Sheegey Somaliya iyo Somaliland

0
20

Sheekh Adan Siiro oo ka mid culumaa’udiinka ugu waweyn ee somaliland oo la hadlayey shacabka somaliland ayaa waxaa uu ka dhawaajiyey in wadankii oo dhan ayagoo taagan ay la waregeen itoobiyaan taasina ay tahay wax aan loo dul qaadan karin.

Arintan uu ka hadley shiikha ayaa ah arin ay wada arkayaan dhamaan inta caqligooda taamka yahay isla markaana ay ku jirto qiiro wadanimo balse waxaa jira in waxa uu maanta shiikha ka dhawaajiyey aysan weli garan kuwa kasoo jeeda koonfurta somaliya oo maalin walba durbaanka u tumaya sidey itoobiya u wada qaadan laheyd guud ahaan dalka somaliya.