Dhegeyso:Xukuumada Federaalka oo Laga Dalbadey In Sharciga La Horkeeno Kooxihii Ku Gubey 7da Ruux Deeganada Hoos Taga Degmada Marka

0
24

Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliya ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in Caddaaladda la horkeeno Dadkii Gubay Qoyskii 7-Ruux ka koobnaa oo lagu Gubay Duleedka Degmada Marka.

Xoghayaha Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka Sayid Cali Cabdi Muxiyadiin oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay ka Xun yihiin Waxii halkaa ka dhacay,waxaana Dowladda Soomaaliya uu ugu baaqay in Sharciga la horkeeno Dadkii ka dambeeyay Falkasi.

Hadaladiisina waxaa ka mid ahaa.

Xoghayaha-Guddiga-Dib-u-heshiisiinta-Sayid-Cali-Cabdi-Muxuyadiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xoghayaha-Guddiga-Dib-u-heshiisiinta-Sayid-Cali-Cabdi-Muxuyadiin Mobil