Dhegeyso:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadley Tahriibka Iyo Daruufaha Keeney

0
24

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa si weyn uga hadley xaalada tahriibka oo ay dhalintaro badan oo somali ah ku baaba,een.

Xasan sheekh ayaa sheegey in tahriibkan uu sabab u yahay daruufo badan oo dalka ka jira haba ugu badnaadeen xasilooni daro iyo shaqo la,aan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Sheekh MObil