Daawo Mp York South Weston Axmed Xuseen oo Barlamaanka Canada Kaga Hadley Somalidii Bada Ku dhamaatey

0
52

Xildhibaanka kasoo gala xaafada York South Weston xildhibaan Axmed Husein ayaa baarlamaanka canada kaga hadley dhibaatadii naxdin laheyd oo ay dhalinyarado somali ah ugu baaba,een badwuxuuna sheegey in qaxootiga aney aheyn dad criminal ah isla markaana loo baahan yahay in la caawiyo dadka si aysan taas oo kale y dhicin.

Hadalkiisana waakan ee nala dhegeysta.