Daawo sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Barnaamijka Ka Socda Dalka Somaliya

0
35

Amiin Camir ayaa waxaa uu maanta bogiisa kusoo qaatey sawir ka hadlaya dhibatada weyn ee ka taagan dalka oo ay weli garan la yihiin dowlada iyo somaliyeed taasoo salka ku heysa in shacabkii somaliyeed ay ka wada haajiraan dhulkoodii halka ay maalin walba gudaha dalka ay si sharci daro ay ay ugu soo qulqulayaann dad itoobiyaan ah talow goormey wax garan doonaan kooxaha gooba goobanaya dalka ee mid kasta isugu yeeray inuu madaxweyne yahay isla markaana uusa dan ka laheyn halka uu wadanka ku socdo.

 

tahriib