Dhegeyso Xildhibaan faarax Sheekh oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Arimaha Tahriibka

0
39

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir (Faarax Sakiin) ayaa markii ugu horeysey ka hadlay sababta dhalinyarada Soomaaliyeed ay ugu dhamaanayaan badaha iyaga oo doonaya iney Tahriib ku galaan Yurub.

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in Dhalinyarada Soomaaliyeed ay aaminaan dalkooda isla markaana aysan ka Tahriibin.

Faarax Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Faarax Sheekh MObil