Dhegeyso:Wasiirka Cadaalada oo Ka Hadley Cadaalad Darada Ka Jirta Dalka Iney Gaartey In Dad Nool La Gubo Sidii Xaabadii

0
13

Wasiirka Caddaaladda Xukumadda Soomaaliya C/llaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo shalay ka hadlay Shir looga hadlayo Garsoonka oo laga furay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caddaalada xumida ka jirta Soomaaliya ay gaartay halkii ugu Xumeyd.

C/llaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa sheegay in Caddaalad darida ka jirta wadanka ay gaartay in dad Nool Nool la gubo sidii Xaabadii islamarkaana ay tahay wax laga Xumado Arrintaas.

Wasiirka Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Cadaalad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Cadaalad Mobil