Daawo Sawirka uu Amiin ka Sameeyey Somaliya oo Ka Mid Noqoneysa Kelinka Lexaad ee Itoobiya

0
276

Lacag jaceyl, xukun jaceyl iyo  mar uun madaxweyne i dheh ayaa waxaa ku burburtey sharaftii iyo qaran’nimadii ay lahaan jirtey dalka somaliya taasoo ay horseed u yihiin kooxo u shaqeeya dalal xalin waayey qilaafka ka taagan wadankooda shacabkii somaliyeedna waxaa ay gurbaan been ah u tumayaan khabyaalad aysan shilin dheeri ku haleyn.

Amiin Camir oo ah muwaadin u danqada kana hadley in badan hadii aad eegtaan bogiisa dhibaatada lexaadka leh ee kusoo fool leh dalka somaliya ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey qaabka ay itoobiya dooneyso in dalka somaliya ay kaga tiritirto qariirada aduunka ayagoo garab ka helaaya kooxaha is gooba goobeeyey.

somaliya