Dhegeyso:-Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

0
29

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyey inta u dhaxeysa Deegaanada Tuugaareey iyo Baar-dheere Oo ka wada Tirsan Gobolka Sh/Dhexe.

Gudoomiyaha Deegaanka Tuugaareey Cali Maxamuud ayaa xaqijiyey fataahadaa Wabiga isagoona ku eedeeyey in Wabiga uu fataho Dadka ku nool Deegaanka Maangaay oo ku sheegay in ay si la kac ah ay usoo fasaxeen biyaha Wabigga.

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa

Webi Fatahay

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

Webi Fatahay Mobil