Daawo Beesha Biyamaal oo Been Abuur Ku Tilmaantey Hadal Dhawaan kasoo Yeerey Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose

0
53

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Najax ayaa kol dhaweyd safar uu ku tegey degmooyin ka tirsan gobolka shabeelaha hoose ayaa isaga oo la hadlaaya warbaahinta waxaa uu sheegey in uu hishiis kala dhex dhigey maleeshiyo beeleedyo ka yimid gobolada dhexe iyo beesha biyamaal oo in mudo ahba isku haya gobolka shabeelaha hoose.

Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda beesha biyamaal ayaa hadalkii kasoo yeerey gudoomiyaha ku tilmaamey mid been abuiur ah oo aan waxba ka jirin ayagoo isla markaana sheegey in gudoomiyaha uu ka shaqeynayo siduu ugu sii haeyn lahaa gobolka kooxahaas ayaga ah.

Waakan ee nala daawada hadaladii kasoo yeerey qaar ka mid ah odayaasha beesha biyamaal.