Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xaalka uu Ku Suguan Dalka iyo Waxa Uu u Baahan Yahay Si Loo Samata Bixiyo

0
66

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo bandhigey cuduerka heysta dalka somaliya iyo sidii looga daweyn lahaa taasoo ay siyaasiyiin badan hormuud u yihiin sidii dalka uu u noqon lahaa dal laga xukumo itoobiya, Balse suaasha la is weydinayaa ah itoobiya sowtan ma aha dhibaatada dalkeeda ka taagan xalin la,a ma wexey xalin kartaa arin somaliyeed.

dalka