Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Gudoomiyaha Golaha Aqoonyahanada Koonfur Galbeed oo Ku Geeryoodey Magalada Muqdisho

0
39
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Waxaa gelinkii dambe ee shaley ku geeriyooday magaalada muqdisho abaarihii 5:30 PM alaha u naxariistee Guddomiyihii Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya Prof. Ibraahim Muuse Heerow.
Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya oo Fadhigooda yahay Magaalada Baydhabo waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Prof. Ibraahim Muuse Heerow waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan alah inaga siiyo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo amiim amiim amiin.