Tacsi:- Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
44

Warbaahinta Daafeet Media iyo dhamaan shaqalaheeda waxaa ay tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan dhamaan shacabweynaha koonfur galbeed iyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Guddomiyihii Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya Prof. Ibraahim Muuse Heerow oo shaley gelinkii dambe ku geeryoodey magalada muqdisho.

Waxaa aynu leenahay eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey samir iyo iimaan ilaah haka siiyo qabrigiisana waasac ilaahey ha uga dhigo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo amiin yaa alaah.