Dhegeyso:Reysulwasaaraha oo Maanta Hortegey Baarlamaanka Isla Markaana U Gudbiyey Geedi Socodka 2016

0
111

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta u gudbiyey Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hannaanka guud ee Geeddi Socodka Doorashada 2016.

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey kulanka Baarlamaanka ayaa sharaxaad ka bixiyey Hannaankan doorasho ee ay Xukuumaddu soo gudbisay, waxaana uu sheegay in hanaankani wadatashi guud ay ka sameeyeen Dawladda Soomaaliya iyo Maamullada dalka, isagoo ka codsaday Golaha Shacabka in ay ansixiyaan Hannaankan si ay u qabsoonto doorashadu waqtigii loogu talagalay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

Reysulwasaare Cumar

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Reysulwasaare Cumar Mobil