Daawo Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Puntland oo Hal Suaal Weydiiyey Xildhibaanada Kasoo jeeda Koonfur Galbeed

2
38

Taliye ku-xigeenka Bolice-ka Puntland S/Guuto Cabdiqaadir Shire Faarax “Ereg” oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa fariin u diray Xildhibaanada ka soo jeeda Koonfurta Somalia, taasi oo la xiriirta sababta keentay in dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed Somalia ay u fuliyaan weerarada lagu beegsado dadka shacabka iyo masuuliyiinta maamulka Puntland.

Hadaladiisiina waakan ee nala dawada.

2 COMMENTS

  1. waxii dambigala oo ku cadaato waa insharcigs lamariyaa maha dad dukaankaankooda joogo labililiqeysto
    iyo dad 20sano degenaa lawaxyeeleyo sanadkaan waa la isbartey

Comments are closed.