Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
39

Reer Abiicar Cali, Reer Yuusuf maama, Reer Cumar Cabdulle, Reer Cumar Muudeey, Reer Ibraahin Qaasin, Reer Jeylaani Duuble, Reer Sheekh Cadow, Reer Maxamed Abow,  waxaa ay dhamaantood halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Axmed Cusmaan Duuble iyo walaalihii oo hooyadood Maryan Mire gelinkii hore ee maanta ku geeryootey dalka jarmalka.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo intii ay ka baxdeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo qabrigeedana ilaahey wasac ha uga dhigo amiin amiin amiin.