Dhegeyso:Afhayeenka Amisom oo Sheegey In Xaley Hoobiyeyaal Lagu Soo Weerarey Xarunta Xalane

0
30

Warar aynu ka helney xarunta AMISOM ee xalane ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu weeraray hoobiyaal gaaraya Shan hoobiye.

Afhayeenka ciidanka AMISOM oo la hadlay warbaahinta muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan madaafiicda xalay lagu weeraray xarunta AMISOM inkastoo uu beeniyey in tirada hoobiyaasha ay dhan yihiin shan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Af hayeenka Amisom

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Af hayeenka Amisom MObil