Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Odeyga Sida Qarsoon Somaliya ugu Taliya Gabre Iyo Siyasiyiinta Somaliyeed

0
23

Tan iyo intuu ka bilowdey dagaalka sokeeya dalka somaliya waxaad moodaa in ay dhamaatey somalidii saxa aheyd oo ay dalka kusoo badanayaan kuwo baasabooro qarsoon ka wata dalalka deriska oo burburin xoog leh ku haya dalka somaliya, Amiin Camir oo arintaas daba socda bal eeg sawirka uu maanta ka sameeyey siyaasiyiinta somaliyeed iyo madaxweynaha qarsoon ee dalka somaliya.

wadani