Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Sheegey Ineysan Shaci Aheyn In Xildhibaanada Ay Soo Xulaan Waxa Uu Ugu Yeerey Gudoomiyeyaasha Maamul Goboleedyada

0
36

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dowlada federlaaka oo maanta ka hadley xulista xildhibanada barlaman 2016 ayaa sheegey ineysan sharci aheyn iney howshaasi ka qeyb qaataan gudoomiyeyaasha maamul goboleedyada.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Daahir Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow Mobil