Dhegeyso Gudoomiyaha Maxkamada Maamulka Shariif Xasan Oo Ka Hadley Dacwoonka Lagu Qaado Muqdisho

0
27

Maxkamada Maamulka Shariif Xasan, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay soo saartay awaamiir ku aadan Kiisaska Dacwooyinka ah ee lagu qaado Magaalada Muqdisho in aysan ka dhaqangaleyn deeganada maamulkaasi.

Sheekh Axmed Cabdulaahi Xuseen Fanax oo ah Guddoomiyaha Maxkamada maamulka shariif xasan oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay Cabashooyin badan inay ka soo gaartay Bulshada deeganada Koonfur Galbeed oo ku aadan Dacwadaha Muqdisho lagu qaado.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Maxkamada Maamulka Shariif Xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxkamada Maamulka Shariif Xasan Mobil