Daawo Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo Ka Hadley Xaalada Dalka Iyo Musharaxnimada Xasan Sheekh

0
24

Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo la hadley warbaahinta universal tv ayaa sheegay inaan Koox gaar ah dalka qabsan, Balse doorshadiii uu ku soo baxay madaxwayne Xasan sheekh ay ahayd Isbedel, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Xaalada Soomaaliya Iyo waxyaabaha Dawlada Xasan Sheekh u qabsoomay.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.