Maxaabiis Jabsatey Xabsiga Dhexe ee magalada Baydhaba

Waxaa xalay xabsiga dhexe ee magaalada baydhaba ka baxsaday ku dhowaad 20 maxbuus oo ku xirnayd xabsigaas.

Maxaabiista oo u badnaa dhallinyaro lagu eedeeyay inay al-Shabaab ahaayeen, oo qaarkood xabsiyo muddo dheer ah ku xukunnaa ayaa la sheegay inay jabsadeen illinkii qolka ay xabsiga kaga jireen.

Saraakiisha ciidamada asluubta ee xabsiga dhexe ee Baydhabo ayaa sheegay in toddobo ka tirsanaa maxaabiista baxsatay gacanta lagu soo dhigay, iyadoo ay tilmaameen in maxaabiista kale ee baxsatay ay ku raad-joogaan.

Waa markii ugu horreeysay oo xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo ay maxaabiis ka baxsato tan iyo markii ay ciidamada dowladda al-Shabaab kala wareegeen magaalada horraantii sanadkan.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

bananbax Bananbax lagu taageerayo ka noqoshada Moshinka oo maanta ka dhacay Muqdisho
- May 23, 2013
Banabax taageero loo muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga laabteen mooshinkii ay ka ...
puntland Maxkamada ciidanka Qalabka sida ee Puntlan oo Dil ku kooxo ka dambeeyey Dilkii alaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey
- May 23, 2013
Maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ...
xasan Madaxweynaha oo ka qeyb galey munaasabad loogu dabaal dagaayo 50 Guuradii Ururka Midowga Afrika oo lagu qabtey Muqdisho
- May 23, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal-dagayay 50-guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay ...
sacid Rai’sulwasare Saacid oo sheegey in uusan wax balan qaad ah oo loo sameeyey Xildhibaanadii ka laabtey Mooshinka
- May 23, 2013
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo markii ugu horreysay ka hadlay ...
Nigerian reinforcements ECOMOG peacekeep Ciidamo ka tirsan Siera Leone oo maanta gaarey Dhoobleey
- May 23, 2013
Ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta ...