Daawo Waxa kala Dhex Marey Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland Iyo Suxufiyiinta

0
34

Wasiirka warfaafinta maamulka somaliland Cismaan Cabdullahi Saxardiid oo saxaafada kula hadley xafiiskisa ayaa waxaa uu kala hadley iney iska daayaan hadalada been abuur ah oo ay qorayaan maalin walba wuxuuna halkiisa kusii darey inuusan ahay kuwa wax ku bixiya baada.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.