Dhegeyso Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad oo Sheegey In La Dedejiyo Dib u Egista Dastuurka

0
24

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dadajiyo dib u eegista Dastuurka ka hor inta uusan dhamaan waqtiga Baarlamaanka.

Gudoomiye Mahad Cabdalla Cawad hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

Mahad Cabdalla Cawad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Mahad Cabdalla Cawad Mobil