Daawo Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed “Tarsan” oo Arimo Murugo Leh ka Hadley

0
22

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir oo la hadley warbaahinta wareysi dheerna siiyey ayaa waxaa uu ka hadley arin aad murugo u leh iyo halka uu u socdo wadanka iyo dhoohsananta ka muuqata shacabka ku waashey taageerida qabiilka aygoo marnaba arkeyn buruburka iyo baaba.a uu hiigsanaayo wadanka iyo inuu ku dhamaado gacmaha wadamada deriska ah.

Bal nala dhegesyta waregisii taarsan kadibna bal wax yar dib uga fikira halaka uu ku hadlayo gudoomiyaha.