Daawo:Odayaasha Beelaha Hawiye oo Ku Hanjabey Ineysan Wax Kala Socon Doonin Hadan Xaqa Gobolka Banaadir La siin

0
50

Afhayeenka beelaha hawiye Maxamed xasan Xaad oo la hadley warbaahinta ayaa si kulul uga hadley maqaamka uu yeelan doono gobolka banaadir isla markaana sheegey in hadii banadir aan xaqeeda la siin aysan jirin wax kala soconaayo.

Hadaladiisana waakan ee nala daawada.