Daawo Odey Dhaqameedyada Koonfur Galbeed oo Ka Hadley Qaab Qeybsiga Aqalka Sare ee uu Yeelan Doono Dalka

0
31

Kulan ay shaley isugu yimaadeen odey dhaqameedyada koonfur galbeed ayaa 17 bisha wxaa uu ka dhacay magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlaayey qaab qeybsiga gollaha sare ee uu yeelan doono dowlada federaalka.

Afhayeenka odayaasha dhaqanka koonfur galbeed Malaaq Deyrow oo kulankaasi ka dib la hadley warbaahinta ayaa sheegey inta laga gaarayo doorasho cod iyo shaqsi ah in dalka wax lagu qeybsado nidaamka 4.5.

Bal nala daawada kulankaasi iyo waxyaalihii ay isku soo qaadeen odey dhaqameedyada.