Aqriso Wasiirada Maamulka Axmed Madoobe iyo Qabaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan

1
70

Axmed madoobe ayaa kol dhaweyd ku dhawaaqey gole wasiiro oo uu maamulkiisa yeelan doono taasoo sida muuqata ay dadka kasoo jeeda koonfur galbeed ee ka tirsan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Axmed Madoobe ay ku dulman yihiin.

1 -Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Warsame Darwiish = Majeerteen

2 -Wasiirka Amniga Gudaha Cabdirashiid Cabdinuur Janaan = Marexaan

3- Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Ibrahim Aw Xirsi Ciro= Marexaan

4- Wasiirka Maaliyada Cabdirashiid Jire = Ogaden

5-Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada  Sh Maxamed Aw-libaax= Marexaan

6- Wasiirka Waxbarashada Macalin Ibrahim = Ogaden

7- Wasiirka Caafimadka Maxamed = Marexaan Talxe

8- Ibrahiim Cabdi Xasan Wasiirka Postada iyo Isgarsiinta= Dir Biyomaal

9- Cabdinur Cali Wasiirka Warfaafinta = Galjecel

10- Abu Yusuf Wasiirka Gadiidka Cirka iyo dhulka Cowra Maleh

11- Ibrahim Baajuni Wasiirka Kalumaysiga iyo Qayraadka Badda = Bajuun

12- Osman Hussein Wasiirka Beeraha iyo Qayraadka bariga Jareer Weyne

13- Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyaynta Gelle Saliid = Bartire”

Si kastoo loo dhigaba shaxdan uu sameeyey Axmed Madoobe ayaad waxaa moodaa in ay si wanagsan uga soo wada shaqeeyeen asaga iyo Shariif Xasan maadaama shariif xasan iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda koonfur galbeed ay mar walba ku mada daalin jireen shacabkooda in ay heli doonaan xaqa ay ku leeyihiin maamulka Axmed Madoobe.

1 COMMENT

  1. Mamulka xaranta ah e awalba lagu dhisey wax laga sugayo ma jirto horey aya lo yiri hal xaran ah nirig xalal ma dhasho tasna waxay ku tusineysa axmed madobe in usan mamul waxba ka ogeyn o indhihisu arkan qabilka u ka dhashay digil iyo mirifle wa iney iska celiyan dalimkas

Comments are closed.