Daawo Warmurtiyeed Ku Aadan Xaalada Sad Bursiga ee Ka Jira Dalka oo Ay Soo Saareen Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Dalka Ingiriiska

1
107

Shir maalmahaan u socday Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Ingiriiska oo looga hadlayay arrimaha Siyaasada Soomaaliya iyo Aayaha Mustaqbalka Qowmiyada Digilmirifle ayaa laga soo saaray War-murtiyeed muhiim ah.

War-murtiyeedka ay soo saartay Jaaliyadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ah Afhayeenka Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska.

1 COMMENT

  1. Waxaan la yaabay maxay uga hadli waayeen dhibka uu geeysanaayo Maamul ku sheega Sakiin? Rahanwayne maxaa ka qaldan, ninkii ma rabaan, waxbayna ka doonayaan. Hassan sheik baa la eedaynayaa, halka Sakiin aan magaciisa la soo qaadin toloow maka baqayaan?

Comments are closed.