Dhegeyso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Oo Ka Hadley Jirdilkii Ciidamada Nabad Sugida

0
32

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Masuul ka tirsan maamulka degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir oo ay si xun u ciqaabayeen Askar ka tirsan Ciidamada Nabad Sugida.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Daahir Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Daahir Amiin Mobil