Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Boobka Ay Kenya Wado Xuduudaha Somaliya

0
37

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah Gudoomiye ku Xigeenka guddiga Arrimaha dibbada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa xaqa Soomaaliya ay kenya ka dudsaneyso.

Xildhibaan Dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Dalxa Mobil