Dhegeyso Duqii Hore Magaalada Gaalkacyo ee Puntland Col. Siciid Cabdi Faarax oo Gurigiisa Nin Itoobiyaan Xoog Kaga Heysto

0
81

Sarkaal ka tirsan Qunsuliyada Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garowe, ayaa lagu eedeeyay in uu xoog ku haysto guri uu leeyahay muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo ku yaal magaalada Garowe.

Guriga ayaa la sheegay in uu leeyahay Duqii hore ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland Col. Siciid Cabdi Faarax, wuxuuna sheegay muwaadinkaan in ninka degan guriga uu yahay Sarkaalka dhanka Millateriga u qaabilsan Qunsuliyada Itoobiya ee magaalada Garowe.

Si kastoo ahaataba arimaha ma aha wax cusub oo itoobiya dalka somaliya dhan ayey heysataa oo ay siyaasadeeda ku maamushaa kol dhaweyd ayey aheyd kolkii mid ka tirsan culumaaudiinka magalada hargeysa uu sheegey in itoobiyaanka meel walba ay heystaan cid la hadli kartana aysan jirin.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Duqii Hore magaalada Gaalkacyo ee Puntland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Duqii Hore magaalada Gaalkacyo ee Puntland Mobil