Dhegayso…Madoobe Nuunoow”Todoba arday ayaan shaqo u balan qaaday”

0
53

nuune

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Xanaanada Xoolaha maamulka Shariif Xasan Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxa uu maanta magaalada Afgooye kula kulmay qaar ka mid ah ardada barata cilmiga Xoolaha,

Gabagabadii kulanka ayaa waxa uu Madoobe Nuunoow u balan qaaday ardada inuu shaqo abuur u sameyn doono isagoo sidoo kalena hoosta ka xariiqay in todobo ka mid ah ardadaasi uu haatanba u balan qaadayo shaqo siin.

Halkan ka dhegayso