Dhegeyso Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Ragii Loo Heystey Qarxinta Dayaaradii Daalo Airline

0
34

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo ee Sanadkan 2016-ka, lala beegsaday.
Eedeysanayaaha oo ahaa 13-ruux, waxaana shan ka mid ah lagu Waayay Dambi, iyadoo ay dhageysiga Dacwaddooda dhawaanahan wadday Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka Sida, kuwaasoo ay ku jireen Qaar ka mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Somalia, Col. Xasan Cali Nuur [Shuute] oo ku dhawaaqay xukunka waakan ee nala dhegeysta.

Xukun Maxkamadeed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xukun Maxkamadeed Mobil