Daawo Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Shaley Xafiis Ka Furatey Magalada Baydhabo

0
47

Magalada baydhaba ayaa maalintii shaley waxaa lagu qabtey kulan ay kasoo qeyb galeen bulshada kala duwan ee ku dhaqan magalada baydhaba kulankaas oo ku saabsanaa xafiis ay golaha qurbo joogta koonfur galbeed ka furaneysey magalada baydhaba.

Waakan ee nala daawada.