Daawo Beel Weynta Geledi oo Maanta Gogol Ay Ku Mideysan Yihiin Ka Furey Degmada Afgooye

0
58

Beelweynta geledi ayaa maanta waxaa ay gogol weyn oo ay ku mideysan yihiin ka furey degmada afgooye gogoshaas oo ay diirada ku daarayeen sidii degmada looga saari lahaa dhibaatooyinka soo noqnoqdey isla markaan beel weynta geledi ay hal cod oo mideysan u lahaan laheyd.