Dhegeyso Dowlada Federaalka oo Digniin u Dirtey Maraakiibta Sharci Darada Uga Kaluumeysta Xeebaha Somaliya

0
55

Wasiirka wasaarada kaluumigeysiga iyo qeyraadka bada ee dowlada federaalka somaliya Maxamed Cumar Ceymooy ayaa ka digay Kalluumeysiga sharci darada ah ee laga wado Xeebaha Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Wasiirada Kalluumeysiga ee Maamul goboleedyada dalka ay horay ugu heshiiyeen in meel loogu soo wada jeesto ka hor taga Kalluumeysiga sharci darada ah.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Kaluumigeysiga

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Kaluumigeysiga Mobil