Dhegeyso Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Sheegey In Aan Marnaba Laga Laaban Doonin Xiritaanka Xeryaha Qaxootiga

0
32

Xilidhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya ee laga soo doorto gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda Kenya aysan marnaba ka laaban doonin go’aanka ay ku dooneyso in ay ku xirto xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma ee dalka Kenya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Kenya

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Kenya Mobil