Daawo: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo 48 Saac U Qabtey Iney Wadanka Uga Baxaan Beesha Caalamka

0
29

Kulan beryahan uga socdey odayaasha dhaqanka beelaha hawiye ayaa laga sheegey in aysan weli ku qancin gudiyo la sheegey in lagu dhisey shirka madasha qaran.

Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo kamid ahaa Odayaasha ku howlan kulamada ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lama huraan ay tahay in Gobolada dalka ay culeysyada Siyaasadeed ka dul-qaadan Gobolka Banaadir.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.