Maddaxweynaha Dowlada Federalka somaliyeed oo si diiran logu soo dhaweeyey Dalka turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Dowlada fedaralka Somaliyeed  iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Turkiga. iyadoo lagu wado inay maanta kulammo la billaabaan madaxda dalkaas oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Turkiga Cabdalla Gull.

Wafdiga Madaxweeynaha ayaa markii uu ka tagay garoonka magaalada Ankara waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay madax katirsan dowladda Turkiga, Masuuliyiin ka socotay safaaradda Soomaalida dalkaasi, arday iyo dadweeyne kale oo Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi.

Madaxweeynaha ayaa la filayaa in maanta uu la kulmo ra’iisul wasaaraha Turkiga isagoo kala hadli doona xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii wadi lahaa mashaariicda horumarineed ee dowladda Turkigu ka wado Soomaaliya.

Booqashadan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay ee madaxweynaha Soomaaliya uu ku tago dal ku yaalla Qaaradda Yurub, waxaana uu ku sugnaan doonaan muddo saddex maalmood ah.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...
barlaman Xildhibanada Barlamanka oo maanta ka doodi doona Moshinkii dhawaan la horgeeyey Barlamanka
- May 22, 2013
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ey ka doodaan mooshin ka dhan ...
farole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka hadley Dastuurka soona dhaweeyey Maamulka loo dhisey Jubaland
- May 21, 2013
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay Dastuurka dalka iyo ...
baris Ciidamada Boliska iyo kuwa Nabadsugida oo maanta howlgalo lagu sugaayo amaanka ka sameeyey Magalada Muqdisho
- May 21, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska Iyo Nabadsugida ayaa saaka howlgal wadajir ah waxa ...