Daawo Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ku Shirey Degmada Baladweyne oo Kasoo Horjeestey Gudiga Dorashooyinka uu Magacaabey Xasan Sheekh

0
32

Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Siyaasiyiinta, Waxgarad, Aqoon-yahanno iyo Odayaal-dhaqameed kasoo jeeda gobolada  hiiraan iyo shabelaha dhexe ayaa waxaa ay kaga soo horjeesteen Guddiga Doorashada Qaran ee Dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankooda ka dib shir jaraa’id ay qabteen waakan ee nala daawada.