Daawo Cabdiqani Yuusuf Bolimoog Gudoomiyihii Degmada Afgooye ee Shariif Xasan Sida Sharci Darada Xilka Kaga Qaadey oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Deegaanka Nr 50

1
42

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa maalintii shaley lagu qabtey deegaanka Nr50 ee gobolka shabeelaha hoose kulankaasi oo diirada lagu saarayey dhibaatooyinka aan dhamaadka laheyn oo ay ku hayaan koxaha kasoo kicitamey gobolada dhexe ee dalka somaliya isla markaana garab ka halaya maamulka shariif xasan iyo midka dowlada federaalka.

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa safaaxada la hadley gudomiyihii uu xilka sida qaladka ah uga qaadey shariif xasan Cabdi Qani Yusuf Bolimood hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

1 COMMENT

  1. wlhi rag waaye lkn aawey Digil ayuu ka dhashey waa geesi tol waayey ciidan habeyso sxb guusha sidaasaa lagu gaaraaaa

Comments are closed.