Daawo Qurba Joogta Beesha Jambaluul oo Afur Gaarsiiyey Degmada Wanleweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

0
73

Qurba joogta beesha jambaluul ayaa waxaa ay maalintii shaley afur gaarsiisey qaar ka tirsan shacabka ku nool degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ee aan awoodin in ay helaan afur.