Daawo Ciidamada Madaniga Gobolka Shabeelaha Hoose oo Fariin U Direy Kooxaha Kusoo Duuley Gobolka

1
56

Ciidamada madaniga gobolka shabeelaha hoose ayaa fariin adag u direy kooxaha dulmiga iyo gumaadka ka wada gobolka shabeelaha hoose wexeyna u sheegeen in qaadashada qoriga umada aywada baratey hada iyo wixii ka dambeeyena in ay dagaal diyaar u yihiin, Waxaa kaloo fariin taasi la mid ah ay u direen maamulka shariif xasan oo indhaha ka dabooshe dhibaatooyinka ka jira gobolka shabeelaha hoose.

1 COMMENT

Comments are closed.