Daawo Maddaxweynaha Dowlada Federaalka oo u Hambalyeeyey 56 Guuradii Kasoo Wareegtey Markii Gobolada Waqooyi Xornimada Qaateen

0
34

Madaxweynah dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyay 56 guuradii ka soo wareegtay markii gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska umadda Soomaaliyeedna ugu baaqay Wadajir iyo Midnimo.