Gobolka Banaadir oo mar dhow la geyn doono baabuurta Dab Demiska

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inay xilli dhow gaaraan saddex baabuur dab-damis oo cusub, kuwaasoo lagula tacaali doono dabka, sidaana waxaa sheegey duqa magaalada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Tarsan ayaa sheegay inuu maamulka gobolka Banaadir labo dab damis ka iibsaday shirkad fadhiggeedu tahay magaalada Leicester ee dalka Braitan, taasoo uu sheegay inay sicir-dhimis fiican u sameysay.

Dab-damiska saddexaad waxaa ku deeqday hay’ad samafal ah, waxaana la soo marsiinayaa Dubai.

Tarsan wuxuu sheegay in labada dab-damis ee yaalla dalka Ingiriiska laga soo qaadi doono Southampton 19-ka bishan kaddibna la geyn doono Soomaaliya si loo horumariyo diyaargarowga maamulka ee ku aaddan la tacaalidda dabka.

Daafeet.Com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

mooshin Xildhibaano qaarkood oo weli ku haminaaya in ey meel mariyaan Mooshinka ka dhanka ah Dowlada
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
DSC03383 Maamulka Gobolka Bay oo la gudoonsiiyey Diyarado yar yar oo iyaga is wada
- May 22, 2013
Gelinkii dambe ee shaley ayaa waxaa soo gaaray magaalada Baydhabo wafuud heer caalami ah. Wafuudan ...
barlaman Xildhibanada Barlamanka oo maanta ka doodi doona Moshinkii dhawaan la horgeeyey Barlamanka
- May 22, 2013
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ey ka doodaan mooshin ka dhan ...
farole Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo ka hadley Dastuurka soona dhaweeyey Maamulka loo dhisey Jubaland
- May 21, 2013
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay Dastuurka dalka iyo ...
baris Ciidamada Boliska iyo kuwa Nabadsugida oo maanta howlgalo lagu sugaayo amaanka ka sameeyey Magalada Muqdisho
- May 21, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska Iyo Nabadsugida ayaa saaka howlgal wadajir ah waxa ...