Daawo Odey Dhaqameedka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Qaabka Doorashooyinka 2016

0
27

Shir jaraa’id oo ay Wadajir maanta Magaalada Beledweyne ugu qabteen duubabka-dhaqanka gobolka Hiiraan ayay ku qaadaceen habka loo maamulayo hanaanka doorasho ee Somalia 2016 iyagoo dhinaca kale ku eedeeyay dowladda federaalka in ay ka shaqeyneyso sida Colaad laga dhax abuurayo beelaha Soomaaliyeed.