Dhegeyso Wasiirka Arimaha Dibada Xukumada Federaalka oo Sheegey In Amisom Ay Dalka sii Joogi Doonto

0
25

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya oo ka qeyb galayay shirka Arimaha Dibadda wadamada Afrika oo ka dhacay Caasimada Kagame ee dalka Rwanda ayaa sheegay in xilligan aysan suuragal aheyn in ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ay ka baxaan dalka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasiirka Arimaha Dibada