Dhegayso..Shaam”Reer Shabeelaha hoose waa inayan u kala harin inay iska dulqaadaan heeryada gumaysiga”

0
59

shaam

 

 

 

 

 

 

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Shaam gudoomiyihii hore ee degmada Qoryeelay gobolka Shabeelaha hoose ayaa ugu baaqay Reer Shabeelaha hoose inayan u kala harin inay iska dulqaadaan heeryada gumaysiga.

Waa in loo midoobaa gumaysiga