Qarax goor dhaweyd ka dhacay suuqa Bakaaraha

Qarax Xoogan ayaa ka dhacay goor-dhow qaybta dahabka lagu iibiyo ee suuqa Bakaaraha, iyadoo ciidamada dowladda ay markiiba halkaas howlgal ka billaabeen

Qarax oo ahaa bambada nooca gacanta lagu tuuro ayaa la sheegay in lagu tuuray ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya xilli ay marayeen suuqa dahablaha ee Bakaaraha.

Inkastoo aan la heyn tirada rasmiga ah ee wax ku noqotey qaraxaasi ama ku dhaawacmay ayaa hadana wararka waxa ay sheegayaan inuu jiro khasaaro dhaawacyo ah oo soo gaaray dadka shacabka ah.

Gaadiidka Ambulance ayaa goobta ka bilaabay daad gureynta dadka shacabka ah ee ku waxyeeloobay qaraxaasi iyadoo ciidamada ay qab qabteen dad ay la xiriirinayaan qaraxaasi.

Daafeet.com

 

Daafeet.com


Shabakada Daafeet.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail comments@daafeet.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararkii U Danbeeyay

breaking n War Deg Deg Ah:- Col Bare Hiiraale oo Goor Dhaweyd Gaarey Magalada Muqdisho
- Aug 30, 2014
Warar kol dhow aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminaayo ...
siidii Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka Warbixnaayo Howlgalada Amison Ka Wado Buul Mareer
- Aug 30, 2014
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur”Siidii” oo Wareeysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka ...
Amin_Amir Daawo Amiin Camir oo Soo Bandhigey Somaliya Iyo Qabiil Waxa Kala Heysta
- Aug 30, 2014
Amiin camir ayaa sawirkan waxaa uu kaga hadlayaa xaalada soomaliya ey ku sugan tahay ...
barakac Barakac aad U Weyn oo Saaka Ka Bilowdey Buulo Mareer Iyo Baraawe
- Aug 30, 2014
Barakac aad u weyn ayaa laga soo sheegayaa Buulo mareer iyo Degmada Baraawe ee ...
Amisom Ciidamada Amisom oo Ay Wehliyaan Kuwa Dowlada oo Saaka U Dhaqaaqey Dhinaca Buulo Mareer
- Aug 30, 2014
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom, ayaa saaka oo sabti ah waxa ay ku dhaqaaqeen ...